RW Kheyre oo ka hadlay ujeedada laga leeyahay in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta ka qeyb galay shir ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga madaxa bannnaan ee doorashooyinka qaranka, ayaa sheegay in shaqada dhabta ah ee guddiga ay xilligaan bilaaw tahay, loogana baahanyahay in sida ugu dhaqsaha badan ay kusoo gudbiyaan wadooyinka ugu haboon ee loo marayo doorashada dalkaan … Continue reading RW Kheyre oo ka hadlay ujeedada laga leeyahay in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo (Daawo Sawirro)